Trump oo Aqalka cad kusoo dhaweeyay Baadari 2 sano ku xirnaa Turkiga (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trumo ayaa aqalka cad kusoo dhaweeyay Baadari Andrew Brunson oo u dhashay dalka Mareykanka, kaa oo mudo labo sano ah ku xirnaa dalka Turkiga. Maxkamad kutaala dalka Turkiga ayaa sii deysay baadarigan u dhashay Mareykanka oo lagu helay dambi argagaxiyo iyo  in uu ku lug lahaa afgambigii fashilmay ee ka dhacay … Continue reading Trump oo Aqalka cad kusoo dhaweeyay Baadari 2 sano ku xirnaa Turkiga (Daawo Sawirada)